![]() |
Qeyb ka mid ah silsilada |
Fanka Soomaalida |
---|
Fanka iyo Suugaanta |
Masraxa |
Qeybaha Heesaha |
Hirwo Dhaqameed |
Qalabka |
La Xidhiidha |
Majaajilo (Af Ingiriis : comedy; Af Carabi : ar) waa bandhig faneed iskugu jira qosol, shactiro, madadaalo, sheeko iyo ruwaayadeyn, kaasi oo loogu talogalay in lagu madadaaliyo dad. Majaajilada waxaa lagu soo bandhiga meel masrax ah, filim la qabtey, cod la duubay iyo qaabab kaleqaar kale.
Guud ahaan waxaa majaajilada waxaa marka hore alifa abwaan, halabuur ama qof asaga laftiisu majaajileyste ah, ka dib waa la qoraa, waxaana lagu daraa sheekooyin, muusig, iyo majaajilo ilaa ugu dambeynta loo dhiibo fanaaniin iyo jilaa soo bandhiga ruwaayadaas.